introduction - basranbangkok.files.wordpress.com about the bangkok $1 menu this is what is included...
TRANSCRIPT
1
2
Introduction
Thai food delivers the ultimate in culinary luxury: Delicious food at afford-able prices.
Shove aside those mushy Jr. cheeseburgers oozing with noxious juices and make way for flash cooked plates of sizzling stir fried chicken with basil, piping hot curry noodles and crispy green papaya salads that are prepared fresh before your eyes!
The endless presence of lip-licking $1 meals will have you massaging your stomach and desiring more.
Enjoy!
3
About the Bangkok $1 Menu
This is what is included for each of the 50 $1 dishes.
Price: An average street price (prices may vary depending on neighbor-hood and location).
Ingredients: What’s in the dish
Tip: Suggestions on where to find it. Keep in mind that many of the cheapest dishes are available from mobile street carts that move around Bangkok at their own will.
All text in RED are links - be sure to click them for more information!
4Bangkok’s sizzling street food culture is intoxicat-ing!
When I first came to Thailand in 2009, sticky rice and green curry was the extent of my Thai food knowledge.
I immediately started learning about Thai food as fast as my growing stomach would allow, of-ten justifying the excessive feasts for the sake of learning more about the cuisine.
My Thai food attraction paired with my obsessive food photography eventually led to the launch of the Eating Thai Food Guide - a compilation of useful tips, meal plans and a mega Thai dish en-cyclopedia.
I love Thai food so much, I get excited about the next meal, before finishing the one I’m on!
Thanks for downloading this guide and have a great time eating!
Mark Wiens
Send me a message: [email protected]
7
Here’s one thing you need to know before we get started:
When it comes to stir fried Thai food there are 2 main ways to order: râat kâao (dish served over a plate of rice) and gàp kâao (dish and rice served on separate plates).
râat kâao gàp kâao
Now almost all dishes served râat kâao will cost in the 30 - 40 THB ($1 - $1.30) range, while ordering gàp kâao will run you more in the 50 THB ($1.70) range. Ordering your Thai food râat kâao will pres-ent you with a never ending Bangkok $1 Menu!
Halkan waxaa jira hal shay oo aad u baahan tahay inaad ogaato ka hor itaynan bilaabin. Here’s one thing you need to know before we get started: Markay noqoto inaan k hadalno cuntada thai-ga ee shiilan waxaa jira labo ha boo loo dalban karo: Raat Kaaw ( waa raashin lagu diyaariyo suxuun bariis ah) iyo Gaab Kaaw ( waa cuntooyin iyo suxuun kala gooni loo diyaariyo) Raat kaaw gab kaaw Hada dhamaan cuntada raat kaaw qiimaheedu wuxuu u dhexeeyaa 30 ilaa 40 THB ($1 - $1.30) ugu badnaan halka Gaab Kaaw uu qiimihiisu noqon karo in ka badan 50 THB ($1.70) . hadii aad dalbanayso cuntada Thai-ga ee râat kâaw waxay joogto kaaga dhigay ugu khasbaysaa in aadan ka dhamaan Bangkok $1 Menu!
8
25 THB ($0.85)Kuay Teow Gai Chicken Noodle Soup(gŭay dtĭeow gài) ก๋วยเตี๋ยวไก่
Ingredients: Noodles, chicken,cilantro, bean sprouts, garnishing vegetables
Tip: Find it at street carts where boiled chickens are hanging in the glass cabinet along with a selection of rice noodles below.
9
10 THB (3 for $1)Kuay Teow Reua Boat Noodle Soup(gŭay dtĭeow reua) ก๋วยเตี๋ยวเรือ
Ingredients: Noodles, blood soup, morning glory, pork / beef, pork balls
Tip: I like to eat boat noodles at the bustling Sud Yod Kuay Teow Reua restaurant at Vic-tory Monument.
10
30 THB ($1)Sen Lek Tom Yum Noodles w/ Spicy Soup(sên lék dtôm yam)เส้นเล็กต้มยำ�
Ingredients: noodles, red pork, spicy soup, peanuts, herb garnish
Tip: Sen Lek Tom Yum is available in every nook and cranny of Bangkok. Head to Victory Monument for lots of choices.
11
30 THB ($1)Kuay Teow Kua GaiWide Rice Noodles w/ Chicken and Eggs(gŭay dtĭeow kûa gài) ก๋วยเตี๋ยวคั่วไก่
Ingredients: wide rice noo-dles, chicken, eggs, spring on-ions, parsley, black pepper, oil, oyster sauce, soy sauce, fish sauce
Tip: Find it at many street carts throughout Bangkok. Check out the famous Kuay Teow Kua Gai on the side of the street in Yaowarat.
12
35 THB ($1.17)Sen Yai Rad Na Wide Rice Noodles w/ Gravy(sên yài râat-nâa) เส้นใหญ่ร�ดหน้�
Ingredients: wide rice noo-dles, pork, Chinese kale, fer-mented soybean sauce, flour, gravy, soy sauce, fish sauce, sugar
Tip: Find it at most general Thai restaurants, but also try Ma Yodpak Radna (though a bit more expensive - 50 THB).
13
30 THB ($1)Gai Pad Kee Mao Sen Yai Drunken Fried Noodles(gài pàt kêe mao sên yài) ไก่ผัดขี้เม�เส้นใหญ่
Ingredients: rice noodles, as-sortment of veggies, chicken, basil
Tip: Find it at many general Thai restaurants or neighbor-hood eateries that serve stir fried dishes.
14
30 THB ($1)Pad See EwFried Wide Rice Noodles(pàt-see-íw) ผัดซีอิ๋ว
Ingredients: wide rice noo-dles, kale, soy sauce, egg, salt, sugar
Tip: Find it at many general Thai restaurants throughout Bangkok.
7
30 THB ($1)
Baad sii ew
Baasta balbalaar bariis la shiilay
(pàt-see-íw) Ka kooban: Baasta balbalaar, bariis, geedka soomaalidu u taqaan salarka, suugada
Soy, ukun, cusbo iyo sonkor.
Tilmaan: Waxaad ka heli kartaa dhamaan maqaaxiyaha Thai-ga ee magaada Bangkok
15
30 THB ($1)Kuay Jab Nam Kon Noodle Rolls in Soup(gŭay-jáp nam kôn) ก๋วยจั๊บนำ�้ข้น
Ingredients: rice noodle rolls, boiled eggs, pork and parts
Tip: There are a few famous stalls serving kuay jab in Yaowarat (Chinatown) and another place called Kuay Jab Jaedaeng near Victory Monu-ment.
8
30 THB ($1) Guway jab nam koon Nuudhal lagu duuduubay suugo (gŭay-jáp nam kôn) Ka kooban: bariis nuudhal la duuduubay, ukun karkariyay, khaansiir/ hilib doofaar iyo qaybo kale. Tilmaan: waxaa jiro meelo aan badnayn oo can ku ah cuntada guway jab nam koon Sida meel lagu magacaabo Yaowarat oo ku taal (China town) iyo goob kale oo lagu magacaabo kuway Jab Jaeddaeng oo u dhaw taalada fiktori.
16
30 THB ($1)Ba Mee Moo Daeng Egg Noodles w/ Red Pork(bà-mèe mŏo daeng) บะหมี่หมูแดง
Ingredients: egg noodles, red pork, crispy pork, peanuts, sugar, cilantro, optional soup broth
Tip: Order this from Bang-kok’s fastest street food stall located near Victory Monu-ment.
9
30 THB ($1) Ba mii moodhiin Ukun nuudhal ah w/ khaansiirka guduudan (bà-mèe mŏo daeng) Ka kooban: Ukun nuudhal ah, hilibka doofaarka guduudan, hilibka doofaarka buniga ah , lawska, sonkor, kamsar caleen, suugadana adaa u dooran kara. Tilmaan: tan waxaad ka dalban kartaa wadooyinka cuntada ugu dhakhsaha badan ee Bangkok waxayna u dhawyihiin taalada figtori.
17
30 THB ($1)Yen Ta Fo Pink Noodle Soup(yen dtaa fo) เย็นต�โฟ
Ingredients: wide rice noo-dles, fermented tofu, squid, fried fish balls, morning glory
Tip: It’s a bit of a sweet bowl of noodles, but Yen Ta Fo is quite popular with local Thais.
10 30 THB ($1) Yeen taa foo Suugo nuudhal oo binki ah (yen dtaa fo) Ka kooban: baasto balbalaar bariis, Tofu cajiib ah, xayawaan badeed, kaluun kuus kuusan oo shiilan iyo ubax ama fiyooraha geedaha caaradooda ka baxa. Tilmaan: waa baaquli macaan oo nuudhal ah laakiin Yeen taa foo waxa uu can ka yahay dadka Thai-ga ah dhexdooda.
18
25 THB ($0.84)Kanom Jeen Nam Ya KatiCoconut Curry w/ Rice Noo-dles(kà-nŏm jeen náam yaa gà-tí) ขนมจีนนำ�้ย�กะทิ
Ingredients: soft rice noo-dles, coconut cream, fish balls, mixed vegetables
Tip: Makeshift street carts all over Bangkok serve plates of Kanom Jeen with curry and communal plates of herbs and vegetable toppings. Often lo-cated in crowded markets for a quick meal / snack.
11 25 THB ($0.84) Kanoom Jiin Nam Ya gaati Saxan qumbe ah / bariis nuudhal (kà-nŏm jeen náam yaa gà-tí) Kakooban: bariis nuudhal ah oo jilicsan, kareem qumbe, kaluun kuus kuusan, qudaar isku isku dar ah. Tilmaan: wadooyinka ayaa lala wareega dhamaan gudaha Bangkok ayaad ka heli kartaa saxamo kamoon jiim ah oo lagu daray herbal kaari iyo khudaar waxaana badanaa laga helaa meelaha suuqyada ah ee dadku ku badan yihiin.
19
30 THB ($1)Pad Thai Thai Fried Noodles(pàt tai) ผัดไทย
Ingredients: rice noodles, tofu, dried shrimp, peanuts, eggs, chili flakes, sugar, fish sauce, garnish vegetables, oil
Tip: Pad Thai fried noodles can be found all over Bangkok on the side of the street and also in sit down restaurants.
12 30 THB ($1) bad Thai baasto thai la shiilay (pàt tai) Ka kooban: baasta bariis, toofu, haley(xayawaan badeed la qalajiyay), laws, ukun, basbaas la jejebiyay, sonkor, suugo kaluun, khudaar lagu qurxiyay iyo saliid. Tilmaan: baastada shiilan ee bad Thai waxaa laga heli karaa dhamaan gudaha Bangkok dhanka wadooyinka iyo maqaaxiyaha la fariisto intaba.
20
35 THB ($1.17)Yam Woon Sen Mungbean Noodle Salad(yam wún-sên) ยำ�วุ้นเส้น
Ingredients: mungbean noo-dles, shrimp, squid, tomatoes, onions, lime juice, chili pep-pers, fish sauce
Tip: Most general Thai res-taurants will offer a version of Yam Woon Sen. Try it at Lan Loong Lui near Thammasat University.
13 35 THB ($1.17) Yam woon seen Sal bugto salar nuudhal ah (yam wún-sên) Ka kooban: sal bugto nuudhal, Xayawaan badda ku jira, xayawaan badeed kale,yaanyo, basal, liin, basbaas cagaar iyo suugo kaluun. Tilmaan: nooc ka mid ah Yam woon seen waa laga heli karaa guud ahaan maqaaxiyaha Thai-ga Waxaad ka heli kartaa Lan Loong Lui oo u dhow jaamacada Thammasat.
21
35 THB ($1.17)Kuay Teow Lui Suan Fresh Spring Rolls(gŭay dtĭeow lui sŭan) ก๋วยเตี๋ยวลุยสวน
Ingredients: rice noodle sheets, ground pork, carrots, lettuce, peanuts, basil, herbs, eaten with garlic lime chili sauce
Tip: Usually made for take-away on the side of the street or available in markets. The area of Tha Phra Chan has a few good stalls.
14
35 THB ($1.17) Kuway tiow luyi suwan Isbiriin la duuduubay oo cusub (gŭay dtĭeow lui sŭan) Ka kooban: bariis nuudhal ah oo la balbalaariyay, hilib doofaar,kaarood, salar, laws, herbal waxaana lagu cunaa toon iyo limo basbaas iyo suugo. Tilmaan:Badanaa waxaa loo sameeyaa qaadasho ( Take away) ahaan waxaana laga helaa hareeraha wadooyinka ama waxaa laga heli karaa suuqyada, meesha lagu magacaabo Tha Phra Chan ayaa nooc fiican laga helaa.
22
30 THB ($1)Pad Pak Bung Fai Daeng Stir Fried Morning Glory(pàt pàk-bûng fai daeng) ผัดผักบุ้งไฟแดง
Ingredients: morning glory vegetable, garlic, chili, oyster sauce, bean paste, oil
Tip: It’s one of the most stan-dard vegetables served at all general Thai restaurants. Check out Lan Loong Lui near Thammasat University.
15 30 THB ($1) Badh bak bung fay Dheen Geed falaawar ah oo lashiilay (pàt pàk-bûng fai daeng) Ka kooban: khudaarta geed falaawar ah, toon, basbaas, suugo laga sameeyay aleel, digir la jilciyay iyo saliid. Tilmaan: waa mid ka mid ah heerka ugu wanaagsan ee khudaarta waxaana laga helaa dhamaan maqaaxiyaha Thai-ga waxaad ka eegtaa Lan Loong Lui oo u dhow jaamacadaThammasat.
23
30 THB ($1)SukiMixed Vegetables Suki(sù-gêe) สุกี้ย�กี้ Ingredients: mixed vegeta-bles, mung bean noodles, gar-lic, sugar, lime juice, Chinese tofu
Tip: At most general Thai restaurants you’ll be able to order Suki in its dry form (suki haeng) or with soup (suki nam). Don’t forget extra sauce!
16 30 THB ($1) Sugii Khudaar la isku dar daray (sù-gêe) Ka kooban: khudaar la isku daray, Sal bukto nuudhal ah, toon, sonkor, liin, Toofu jiinays ah. Tilmaan: Sugii waxaad ka heli kartaa guud ahaan maqaaxiyaha Thai-ga, nooca ama foomkiisa qalaylka ah (Sukii heen) oo suugadiisa wata (sukii naam). Ha ilaawin suugada dheeraad ka ah!
24
35 THB ($1.17)Pad Pak Gachet Stir Fried Water Mimosa(pàt pàk gà-chàyt) ผัดผักกะเฉด
Ingredients: water mimosa, garlic, chili peppers, oyster sauce, soy sauce, sugar, oil
Tip: Pad Pak Gachet is avail-able at most general Thai food restaurants on the street. At Kuang Seafoods it’s more ex-pensive, but worth it!
17 35 THB ($1.17) Baad baak gajayt Biyaha mimosa oo la shiilay (pàt pàk gà-chàyt) ผดัผกักะเฉด Ka kooban: biyaha mimoosa, toon, barbarooni, suugo laga sameeyay aleel, suugada soy, sonkor, saliid. Timaan: Baad baak gajayt waxaa laga heli karaa dhamaan maqaaxiyaha cuntada ee thai-ga ee wadooyinka. Goobta lagu magacaabo Kuang Seafoods waa yara qaali laakiin way u qalantaa.
25
30 THB ($1)Khao Moo Daeng Rice w/ Red Pork(kâao mŏo daeng) ข้�วหมูแดง
Ingredients: red roasted pork, crispy pork, sausage, rice, boiled egg, vegetable gar-nishes, red sauce
Tip: This pork lovers delight is available all over. It’s a bit far, but my favorite is from this little spot in southern Bangkok.
18 30 THB ($1) Khaw Moo Dhiin Bariiska khaansiirka/ doofaarka guduudan (kâao mŏo daeng) ข้าวหมแูดง Ka kooban: khaansiir guduudan oo duban, khaansiir buni ah, hilib ridqan oo duuduuban,bariis, ukun la kariyay, khudaar dusha laga saaray, suugo guduudan. Tilmaan: khaansiirkan dadka jecel meelaha laga helaa waa yara fogyihiin, laakiin kan ugu fiican waxaa laga hellaa dhanka koonfurta Bangkok.
26
30 THB ($1)Khao Man Gai Boiled Chicken w/ Rice(kâao man gài) ข้�วมันไก่
Ingredients: rice, chicken, chili sauce, cucumber
Tip: This dish is available in abundance throughout Bang-kok. Be on the look out for hanging boiled (white) chick-ens in a the front glass cabinet in the restaurant.
19 30 THB ($1) Khaw Man Gaay Digaag la karkariyay iyo bariis (kâao man gài) ข้าวมนัไก ่Ka kooban: bariis, digaag, suugo basbaas, qajaar Tilmaan: cuntadan waxaa aad looga helaa dhamaan Bangkok, waxaad ka arkaysaa hadii aad eegto digaag biyo lagu kariyay (midka cad) ee ka deldelan qaybta hore ee muraayada ah ee maqaaxiyaha.
27
40 THB ($)Khao Tom TalayRice Soup w/ Seafood(kâao dtôm tá-lay) ข้�วต้มทะเล
Ingredients: rice porridge, mixed seafood
Tip: Khao Tom is a rice soupy porridge dish and I especially like it when it’s topped with seafood!
20 40 THB ($) Kaaw Toom Talaay Maraq bariis/ cunto badeed (kâao dtôm tá-lay) ข้าวต้มทะเล Ka kooban: bariis boorash laga dhigay iyo Cunto badeed isku qasan. Tilmaan: khaaw toom waa bariis maraq waana boorash oo kale khaasatan waxaan jeclahay marka lagu daro cuntada bada!
28
30 THB ($1)Khao Pad GoongShrimp Fried Rice(khao pad goong)ข้�วผัดกุ้ง
Ingredients: Rice, shrimp, small vegetables, cucumber, garnish
Tip: All general Thai restau-rants will serve Khao Pad. Fried rice in Thailand is of-ten drizzled with chilies and fish sauce. Try the neighbor-hood Poisien Restaurant (aka Pumpkin Lady).
21 30 THB ($1) Khaw bad Goong Xayawaan badeed iyo bariis shiilan (khao pad goong) ข้าวผดักุ้ง Kakooban: bariis, xayawaan badeed, Khudaar yar, qajaar, Khudaar korka laga saaro. Tilmaan: Khaw bad waxaa laga heli karaa guud ahaan maqaaxiyaha Thai-ga, bariiska shiilan ee basbaasku ka tifqayo iyo suugada kaluunka aad buu ugu badan yahay Thailand, ka raadi deriska Poisien Restaurant (aka Pumpkin Lady).
29
35 THB ($1.17)Pad Ga Pao Gai Kai DaoChicken Stir Fried with Basil and Chilis + Fried Egg(pàt gà pao gài + kai dao) ผัดกระเพร�ไก่ + ไข่ด�ว
Ingredients: chicken / pork, Thai basil, chili peppers, green beans, oyster sauce, soy sauce, fish sauce, sugar, garlic, oil, optional fired egg
Tip: Eat Pad Ga Pao at any general Thai restaurant throughout Bangkok. Avail-able everywhere!
22 35 THB ($1.17) Baad ga baw gay kay daw Dooro la shiilay oo lagu daray cagaarka basiilka Iyo basbaas lagu daray ukun shiilan.l (pàt gà pao gài + kai dao) ผดักระเพราไก ่+ ไข่ดาว Ka kooban: digaag / khaansiir, Basiilka Thai-ga, bar barooni, Digir cagaar, suugo laga sameeyay aleel,suugada soy, suuga kaluun, sonkor, toon, saliid, waa dooran kartaa ukun duban. Tilmaan: Baad ka baw gay kay daw Waad ka cuni kartaa guud ahaan maqaaxiyaha thai-ga meelkasta oo Bangkok ka mid ah waad ka heli kartaa.
30
30 THB ($1)Khao Na Bpet Duck w/ Rice(kâao nâa bpèt) ข้�วหน้�เป็ด
Ingredients: duck, rice, soup, sweet soy sauce, small vegeta-bles, pickled ginger
Tip: The indicator is the roast-ed ducks hanging in the glass cabinet. Try Rawanstar Res-taurant at the Ratchawat Mar-ket.
23 30 THB ($1) Khaw Na beet Boola boolo iyo bariis (kâao nâa bpèt) ข้าวหน้าเป็ด Ka kooban: boola boolo, bariis, maraq, Suugada soy ee macaan, khudaar yar, Iyo sinjibiil. Tilmaan: tilmaantu waa boola boolada duban ee kasoo laad laada qaybta hore ee maqaaxiyaha, ka raadi maqaaxida Rawanstar Ee suuqa Ratchawat.
31
30 THB ($1)Khao Kluk Kapi Fragrant Shrimp Rice w/ Mixed Toppings(kâao klúk gàbpì) ข้�วคลุกกะปิ
Ingredients: rice, shrimp paste, sugar, green mango, egg, string beans, onions, chili peppers, lime, sweet pork
Tip: This dish is often served in markets to-go. You can find it at the Silom Soi 20 market in the early morning.
24 30 THB ($1) Khaw Kuluk Kabi Bariis shirimbi karkaraya iyo Khudaar isku jirta oo lagu qurxiyo. (kâao klúk gàbpì) ข้าวคลกุกะปิ Ka kooban: bariis, xayawaan badeed, sonkor, cambe cagaar,ukun, digir, , bar barooni, liin, khaansiir/ hilib doofaar. Tilmaan: cuntadan waxaa laga helaa dhamaan suuqyada la aado, waxaad ka heli kartaa suuqa Silom Soi 20 subaxa hore.
32
40 THB ($1.34)Khao Mok Gai Rice and Chicken Biryani(kâao mòk gài) ข้�วหมกไก่
Ingredients: rice, chicken, oil, turmeric, cardamom, variety of spices, cucumber pickle
Tip: Try the hidden Areesaa Lote Dee restaurant located near Khao San Road for excel-lent chicken and beef biryani.
25 40 THB ($1.34) Khaw mook gaay Dooro iyo bariis biriyaani (kâao mòk gài) ข้าวหมกไก ่Ka kooban: bariis, dooro, saliid, timir, hayl, dhir udgoon oo badan iyo qajaar. Tilmaan: ka raadi maqaaxida Areesaa Lote Dee ee ku taal wadada Khao San midka ugu fiican bariis biriyaani hilib iyo dooro wata.
33
30 THB ($1)Khao Ka Moo Slow Boiled Pork Leg w/ Rice(kâao kăa mŏo)) ข้�วข�หมู
Ingredients: pork, rice, vegeta-ble garnish, soup
Tip: To find it, look for the gi-ant pots of boiling brown col-ored pork legs on the streets throughout Bangkok. It’s not the healthiest dish, but the ten-der pork leg over rice sure is tasty!
26 30 THB ($1) Khaw ka moo Lug doofaar la karkariyay iyo bariis (kâao kăa mŏo)) ข้าวขาหม ูKa kooban: khaansiir/hilib doofaar, bariis, khudaar lagu qurxiyo, suugo. Tilmaan: waxaad ka heli kartaa lugaha hilib doofaarka karkarsan ee midabka barown ka ah leh dhamaan wadooyinka Bangkok, ma aha cuntada ugu caafimaadka badan laakiin hilibka jilicsan ee doofaarka ee lugaha ah ee bariiska lagu cuno waa macaan.
34
30 THB ($1)Pad Pak Ruam Mixed Vegetables and Rice(pàt pàk ruam) ผัดผักรวม
Ingredients: mixed vegeta-bles, rice, chillies
Tip: You can order this dish at all general Thai restaurants and they will be glad to serve it directly over a plate of rice for just a single buck!
27 30 THB ($1) Bad baak Ruaam Khudaar la isku dardaray iyo bariis (pàt pàk ruam) ผดัผกัรวม Ka kooban: khudar la isku dardaray, bariis iyo basbaas. Tilmaan: cuntadan waxaad ka dalban kartaa guud ahaan maqaaxiyaha Thai-ga aadna waxay ugu farxi doonaan inay kuu adeegaan raashinkan waxayna kuugu gurayaan halshay oo keliya.
35
30 THB ($1)Gai Pad Prik Gaeng Chicken w/ Chili Paste(gài pàt prík gaeng) ไก่ผัดพริกแกง
Ingredients: chicken, red chili paste, green beans, chili peppers, kaffir lime leaves, garlic, soy sauce, oil, sugar
Tip: Order this great tasting Thai dish at any stir fry gen-eral Thai restaurant through-out Bangkok.
This is probably one of my fa-vorite quick meals!
28 30 THB ($1) Gay baad biriik giin. Dooro w/ suugo basbaas (gài pàt prík gaeng) ไก่ผดัพริกแกง Ka kooban: dooro, suugo basbaas guduudan, digir cagaar, bar barooni, caleenta geedka kafir, toon, suugada soy, saliid, sonkor. Tilmaan: cunta Thai-dan dhadhanka macaan ka dalbo guud ahaan maqaaxiyaha Thai-ga ee wax lagu shiil shiilo ee Bangkok. Runtii tani waxay ka mid tahay cuntada aan xiiseeyo ee ugu dagdaga badan.
36
30 THB ($1)Gai Pad Pongali Yellow Chicken Egg Curry(gài pàt pŏng gà rèe) ไก่ผัดผงกะหรี่
Ingredients: chicken, yellow curry, onions, chillies, egg
Tip: A mild yet flavorful curry that is excellent over rice. Get it at all general Thai stir fry restaurants.
29 30 THB ($1) Gay baad boongaali. Digaag, huruud, xawaas kaari, ukun (gài pàt pŏng gà rèe) ไก่ผดัผงกะหร่ี Ka kooban: digaag, huruud kaari, basal, basbaas, ukun. Tilmaan: cuntadan oo ah mid la udgooniyay oo aad u fiican oo bariis leh waxaad ka heli kartaa guud ahaan maqaaxiyaha wax shiishiila ee Thai-ga.
37
30 THB ($1)Khao Kai Jeow Moo SaapOmelet w/ Pork over Rice(kâao kài jieow mŏo sàp) ข้�วไข่เจียวหมูสับ
Ingredients: eggs, minced pork, rice, soy sauce
Tip: It’s Thai comfort food at its finest and should be avail-able at just about every res-taurant in Thailand.
30 30 THB ($1) Khaw kay jiyow moo saab Ukun lagu labay caano w/ doofaar bariis lagu daray. (kâao kài jieow mŏo sàp) ข้าวไข่เจียวหมสูบั Ka kooban: ukumo, hilib khaansiir, bariis, suugada soy. Tilmaan: waa cuntada ugu wanaagsan ee Thai-ga ugu jecelyihiin waxaana laga heli karaa maqaaxi kasta oo Thailand ku taal.
38
30 THB ($1)Pad Kana Pla Kem Chinese Kale w/ Salt Fish(pàt ká náa bplaa kem) ผัดคะน้�ปล�เค็ม
Ingredients: Chinese kale, salted fish, soy sauce, oyster sauce
Tip: The salted fish really fla-vors the leafy kale well. This dish is available at many gen-eral Thai street food stalls throughout Bangkok.
31 30 THB ($1) Baadh kaana balaa kiim Geedka salarka ee shiinayska w/ kaluun cusbaysan (pàt ká náa bplaa kem) ผดัคะน้าปลาเค็ม Ka kooban: salar shiinays, Kaluun la cusbeeyay, suugada soy, suuga aleel. Tilmaan: kaluunka cusbaysan waxaa lagu sifiican macaaniyay caleenta salarka , cuntadan waxaa laga heli karaa meelo badan oo kamid ah wadooyinka cuntada lagu sameeyo ee dhamaan gudaha Bangko.
39
40 THB ($1.30)Hoy Tod Oyster Omelet (hŏi tôt) หอยทอด
Ingredients: oysters / mus-sels, flour, oil, bean sprouts
Tip: It is only available at designated street stalls and sometimes at Pad Thai stalls as well.
32 40 THB ($1.30) Hoy Tood Aleel iyo ukun caano lagu labay (hŏi tôt) หอยทอด Ka kooban: aleel / xayawaan biyood, bur, saliid, nooc digirta ka mid ah oo hada baxday. Tilmaan: waxaa keliya oo laga heli karaa meelaha sharaxan ee ka midka ah wadooyinka cuntada lagu sameeyo sidoo kale mararka qaar waxaa laga helaa Pad Thai.
40
30 THB ($1)Pad Kanaeng Goong Brussels Sprouts w/ Shrimp(pàt kà-năeng gûng) ผัดแขนงกุ้ง
Ingredients: brussels sprouts, shrimp, soy sauce, fish sauce, oyster sauce
Tip: Ask for this dish at gen-eral Thai street restaurants, they may or may not have it, all depends if they have brus-sels sprouts.
33 30 THB ($1) Baad kaniin goon Brussels Sprouts w/ Shrimp khudaar kaabajka oo kale ah oo hada baxday ( cusb) w/ xayawaan badeed (pàt kà-năeng gûng) ผดัแขนงกุ้ง Ka kooban: khudaar sida kaabajka ah oo hada soo baxday, xayawaan badeed, suugada soy, suuga kaluun, suugo aleel. Tilmaan: cuntadan waxaad waydiisaa dhamaan maqaaxiyaha Thai-ga ee wadooyinka ku yaal inay hayaan iyo in ayasan haynba waa laga yaabaa, waxay ku xirantahay hadii ay haystaan khudaarta laga sameeyo ee buruselis loo yaqaan.
41
35 THB ($1.17)Mungsawirat Mixed Vegetarian Plate
Ingredients: Plate of rice topped with 2 side vegetarian dishes.
Tip: Yes, it’s vegetarian, but it’s extremely delicious food! Head to Ari BTS station and eat it at Baan Suan Pi.
Are you vegetarian? The Vegetarian Thai Food Guide is now available!
34 35 THB ($1.17) Muung sawiraat Saxan khudaar la isku dar daray ah Ka kooban: saxan bariis ah oo wata laba dhinac oo khudaar ah. Tilmaan: haa, waa khudaar, laakiin waa cunto aad iyo aad u macaan, Dhinaca ama geeska boosteejada Ari BTS waxaadna ka cuntaa Baan Suan Pi. Ma waxaa tahay qof khudaarta jecel? Hada ayaad heli kartaa tilmaanta cuntada khudaarta ah ee Thai-ga.
42
35 THB ($1.17)Khao Yam Spicy Rice Salad(kâao yam) ข้�วยำ�
Ingredients: rice, dried shrimp, coconut, chili peppers, lemongrass, kaffir lime leaves, mango, green beans, lime, bean sprouts, spicy sauce
Tip: A beautiful version of this southern Thai speciality is available at Lan Puk Tai Dao near Siriraj Hospital.
35 35 THB ($1.17) Kaw yam Bariis salar iyo basbaas leh (kâao yam) ข้าวย า�
Ka kooban: bariis, xayawaan badeed la qalajiyay, qumbe, bar barooni, geedo liin ah, caleemaha geedka kaafir, cambe, digir cagaar, liin, nooc digir ah, suugo basbaas. Tilmaan: nooca ugu quruxda badan ee cuntadan Thai-ga koonfureedka u khaaska ah waxaa laga heli karaa Lan Puk Tai Dao Oo u dhaw cisbitaalka Siriraj.
43
30 THB ($1)Nam Prik MakamTamarind Chili Sauce w/ Veg-etablesนำ�้พริกมะข�ม
Ingredients: Tamarind, garlic, chilies, mix of spices, raw veg-etables
Tip: My favorite place to eat Nam Prik Makam is at Lan Luam Dtai southern Thai res-taurant near Siriraj Hospital.
36 30 THB ($1) Naam birik makaam Suugo basbaas raqay leh w/ khudaar น า�้พ้ริกมะขาม Ka kooban: raqay, toon, basbaas, xawaashaad la isku dardaray, khudaar ceerin. Tilmaan: meesha laga helo ee laga cuno Naam biriik Makaam waa Lan Luam Dtai maqaaxiyaha Thai koonfureedka ee u dhow cisbitaalka Siriraj.
44
30 THB ($1)Moo Satay Pork Satay(mŏo sà-dté) หมูสะเต๊ะ
Ingredients: pork, peanut sauce, cucumber pickles
Tip: There are specific moo satay stalls set up all over Bangkok.
37 30 THB ($1) Moo Satay Hilib doofaarka Satay (mŏo sà-dté) หมสูะเต๊ะ Ka kooban: khaansiir/ hiib doofaar, suuga laws, qajaar jarjaran. Tip: waxaa jira goobo u khaas ah khaansiirka satay waxayna ku yaalaan dhamaan magaalada Bangkok.
45
50 THB ($1.58)Gai Yang Grilled Chicken(gài yâang) ไก่ย่�ง
Ingredients: grilled chicken
Tip: This is one of the more expensive items on the Bang-kok $1 Menu, but a giant piece of chicken for just 50 THB? That’s still a pretty good deal!
38 50 THB ($1.58) Gaay yaan Digaag la dubay (gài yâang) ไก่ยา่ง Ka kooban: digaag la dubay ama la solay. Tilmaan: kani waa waxyaabaha qaaliga ah Bangkok dhex deeda $1 Menu, laakiin ma qayb yar oo digaag ah oo 50 THB joogta? laakiin taasi wei waa fikir iska wanaagsan.
46
10 THB (3 for $1)Moo Ping Grilled Pork Stick (mŏo bpîng)หมูปิ้ง
Ingredients: grilled pork
Tip: Moo Ping is one of the most common on-the-go snacks in Bangkok. A few sticks of pork and a bag of sticky rice makes a tasty snack! Siam area is full of freshly grilled skewers.
Prices really range depend-ing on size of meat on stick.
39 10 THB (3 for $1) Moo bin Hilib doofaar la dubay (mŏo bpîng) หมปิูง้ Ka kooban: hilib doofaar oo la solay ama la dubay. Tilmaan: Moo Bin waa midka ugu caansan meelaha cuntooyinka fudud lagu gado Meelaha laga helo waxaa ka mid ah Siam.
47
30 THB ($1)Larb Moo Minced Pork Salad(laap mŏo) ล�บหมู
Ingredients: minced pork, on-ions, chili flakes, mint, toast-ed rice flakes, lime juice, fish sauce, sugar
Tip: Larb Moo is a popular Thai dish available at all Isaan food restaurants throughout Bangkok. It’s often eaten with sticky rice and accompanied by Som Tam (green papaya salad).
40 30 THB ($1) Laab Moo Ansalaato iyo doofaar isku jarjaran (laap mŏo) ลาบหม ูKa kooban: hilib doofaar, ,basal, basbaas,reexaan, bariis la dubay, liin, suugo kaluun ah iyo sonkor. Tilmaan: Laab Moo waa cuntada ugu caansan Thailand waxaa laga helaa maqaaxiyaha Isaan ee magaalada Bangkok ku yaala. Waxaa la socda badanaa Som Tam oo ah (ansalaato laga sameeyay babayga cagaarka ah).
48
20 THB ($0.67)Som Tam PonlamaiThai Fruit Salad(sôm dtam pŏn-lá-máai)ส้มตำ�ผลไม้
Ingredients: Mixed fruit, string beans, chilies, fish sauce, lime juice, peanuts
Tip: The best Som Tam Ponla-mai I’ve ever had was at the Chamlong’s Asoke vegetarian food court near the Chatuchak weekend market. Make sure you order it spicy!
41 20 THB ($0.67) Soom Taam Boon la maay Furuud Thai Ansalaato (sôm dtam pŏn-lá-máai) ส้มต า�ผลไม้ Ka kooban: furuud la isku dar daray, digirta dhaadheer, basbaas, suugo kaluun, liin iyo laws. Tilmaan: Soom Taam Boonlamaay midka ugu fiican ee aan weligay cunu waxaan ka cunay Chamlong’s Asoke koobta cuntada khudaarta ah laga cuno ee u dhaw Chatuchak suuqa Sabtida iyo Axada , iska hubi inaad dalbato midka basbaaska leh.
49
30 THB ($1)Som Tam ThaiThai Green Papaya Salad(sôm dtam tai) ส้มตำ�ไทย
Ingredients: green papaya, tomato, dried shrimp, lime juice, peanuts, cane sugar, tamarind juice, fish sauce, garlic, chili peppers
Tip: Som tam is one of the most abundant dishes in all of Thailand. Try the fiery Som Tam at Som Tam Boo Maa, or at the thousands of mobile street carts throughout Thailand.
42 30 THB ($1) Som Taam Thai Ansalaatada Babayga cagaaran ee Thai-ga (sôm dtam tai) ส้มต า�ไทย Ka kooban: babaay cagaaran. Yaanyo. Xayawaan badeed la qalajiyay, liin, laws, qasab, xamar, suugo kaluun, toon, bar barooni. Tilmaan: Som taam waa cuntada ugu badan waxaana laga helaa dhamaan Thailand, Som Taam nooca uu fiican ka eeg Som Tam Boo Maa, Ama kumanaanka wadooyin ee wadanka Thailand.
50
30 THB ($1)Yam Mamuang Green Mango Salad(yam má-mûang) ยำ�มะม่วง
Ingredients: green mango, chillies, dried shrimp, lime juice, fish sauce, sugar
Tip: Should be available at most Isaan style Thai restau-rants throughout Bangkok. It offers a nice twist to the com-mon som tam recipe (made with green papaya). You can easily order it at Lan Isaan Lom Yen.
43 30 THB ($1) Yaam Mamuwaan Ansalaato cambe cagaar (yam má-mûang) ย า�มะมว่ง Ka kooban: cambe cagaar, basbaas, xayawaan badeed qalalan, liin, suugo kaluun, sonkor. Tilmaan: waxaa laga heli karaa Maqaaxiyaha Thai-ga ee Isaan ee ku yaal magaalada Bangkok, waxaad si fudud uga dalban kartaa Lan Isaa Lom Yen.
51
30 THB ($1)Tam Sua Som Tam w/ Rice Noodles(dtam sua) ตำ�ซั่ว
Ingredients: green papaya, chillies, soft rice noodles, pea-nuts
Tip: Available at many normal Isaan som tam restaurants, just ask for “tam sua” instead of som tam!
44 30 THB ($1) Tam Suway Soom Taam w/ bariis nuudhal (dtam sua) ต า�ซัว่ Ka kooban: babaay cagaar ah,basbaas, bariis, laws. Tilmaan: waxaad ka heli kartaa maqaaxiyaha Isaan som tam ee caadiga ah. Sidoo kale waydii “tam suwa” bedelkii ad waydiin lahayd soom toam!
52
30 THB ($1)Nam Kang Sai Mixed Ice w/ Toppings(nam kăeng săi) นำ�้แข็งใส
Ingredients: ice, syrup, vari-ous toppings
Tip: You can get this refresh-ing dessert all over Bangkok, but they make a delicious one over at Param 9 Kai Yang.
45 30 THB ($1) Nam Keen Saay Baraf isku qasan w/ kor ka laga qurxiyay (nam kăeng săi) น า�้แ้ข็งใส Ka kooban: baraf, sharoobo iyo waxyaabo badan oo lagu qurxiyay. Tilmaan: macmacaankan la cusboonaysiiyay waxaad ka heli kartaa dhamaan Bangkok , laakiin waxaa mid macaan samaysa Param 9 Kai Yang.
53
30 THB ($1)Nam Ponlamai Ban Mixed Fruit Shake(nam pŏn-lá-máai bpàn) นำ�้ผลไม้ปั่น
Ingredients: mixed fruit shake
Tip: Head over to the en-trance of Nang Loeng market to get a dose of Bangkok’s best mixed fruit shake!
46 30 THB ($1) Nam Boon La May Baan Furuud la isku dardaray (nam pŏn-lá-máai bpàn) น า�้ผ้ลไม้ป่ัน Ka kooban: Furuud la isku dardaray. Tilmaan: madaxa sare ee laga soo galo suuqa Nang Loeng waxaadna ka heli kartaa nooca ugu fiican Bangkok ee Furuudka la isku dardaray ee sheek.
54
10 THB (3 for $1)Itim Kanom Pang Ice Cream Sandwich(ai-dtim kà-nŏm bpang)ไอติมขนมปัง
Ingredients: Coconut ice cream, sticky rice, peanuts, sweet bread
Tip: Small pushcarts through-out Bangkok serve street ice cream straight outta-the-bun!
47 10 THB (3 for $1) Aytim Kanom baang Ice cream Saanwiij (ai-dtim kà-nŏm bpang) ไอติมขนมปัง Ka kooban: qumbe ice cream ah, bariis, laws, Rooti macaan. Tilmaan: meelaha yar yar ee wadooyinka ah ee magaalada Bangkok ku yaal ayaa lagu gadaa.
55
30 THB ($1)Bua Loy Nam King Mochi Rice and Sesame Balls in Ginger Water(bua-loi náam kĭng) บัวลอยน้ำ�ขิง
Ingredients: Mochi rice flour, ginger water, sugar, black sesa-me seeds
Tip: There is a great stall sell-ing Bua Loy on Yaowarat (Chi-natown) Road, opposite from White Orchid Hotel.
48 30 THB ($1) Buway Loy Nam Kiin Bariiska mooji iyo sisin lagu daray biyaha sinjibiisha. (bua-loi náam kĭng) บวัลอยน า้�ขิง Ka kooban: burka bariiska mooji, biyaha sinjibiisha, sonkor, sisin madow. Tilmaan: waxaa jira meel khatar ah oo lagu iibiyo buway Loy Nam Kiin wadada (China Toon) kasoo horjeedka huteel white Orchid .
56
10 THB (3 for $1)Khao Neow Dam Sang Kaya Black Sticky Rice w/ Custard(kaao neow dam săng-kà-yăa) ข้�วเหนียวดำ�สังขย�
Ingredients: black sticky rice, egg custard, coconut cream sauce
Tip: Get it for a sweet little breakfast treat from a famous stall on Silom Soi 20 in the morning.
49 10 THB (3 for $1) Khaaw Niyow Dam Saan Kayaa Bariis madow w/ labeeniyad (kaao neow dam săng-kà-yăa) ข้าวเหนียวด า�สงัขยา Ka kooban: bariis badow, ukun, labeeniyad, suugo kareem ah oo laga sameeyay qumbe. Tilmaan: waxaad ka heli kartaa macmacaanka quraacda ku fiican meelaha caanka ah ee Silom Soi 20 xiliga subaxdii.
57
20 THB ($0.63)Gluay Tap Roasted Bananas in Syrup(glûay táp) กล้วยทับ
Ingredients: bananas, sweet sugary syrup
Tip: Get an entire bag of roasted bananas covered in caramel like sugar sauce for just 20 THB!
50 20 THB ($0.63) Guluway Tab Moos la dubay oo sharoobo lagu daray (glûay táp) กล้วยทบั Ka kooban: moos. Sharoobo macaan oo sonkorta oo kale ah. Tilmaan: baakad dhan oo moos la dubay oo sharoobo lagu daray Waxaad ku heli kartaa keliya 20 BTHB.
58
Thank you for downloading and reading your copy of the Bangkok $1 Menu!
I hope this helps you discover a few tasty Thai dishes in Bangkok for a great price!
Also, if you want to take your Thai din-ing experience to the next level be sure to check out the Eating Thai Food Guide, or if you are vegetarian take a look at the Vegetarian Thai Food Guide!
Thanks again and have a fun time eating!
- Mark WiensThat’s me, grilling “moo
satay” at the market!
59
Here are a few Thai food useful links:
- 16 Bangkok Street Food Sanctuaries- 100 Thai Dishes to Eat in Bangkok- Thai Desserts: The Ultimate Thai Sweets Guide- Vegetarian Thai Food- The ultimate Eating Thai Food Guide - Vegetarian Thai Food Guide
Eating Thai Food
Website: http://www.eatingthaifood.com/
“Like” us on Facebook: https://www.facebook.com/eatingthaifoodFollow us on Twitter: https://twitter.com/#!/eatingthaifood
60“An essential guide to expanding your eating repertoire beyond the usual pad Thai and green curry.” – CNNGo.com
- Thai meal plans- Top Thai foods lists- Dining etiquette- Important Thai phrases- 140+ dish photo encyclopedia written in English & Thai script- Lots of Thai food porn!
Click here to find out more, it’s just 7 USD (that’s the cost of just 1 meal).
Get it instantly NOW!
Bangkok Food Guide
Somali
The following food guide was prepared for the Bangkok Asylum Seeker and
Refugee Assistance Network (BASRAN) for the Urdu-speaking refugee community
in Bangkok.
The Bangkok Food Guide was originally a guide created by Mark Weins for
EatingThaiFood.com. Mark graciously agreed to let BASRAN translate the guide,
and we thank him for his support.
Translation support was provided by the interpreters at Asylum Access Thailand.